WARARKA
DAAWO SAWIRO+WARBIXIN:Magaalada Marqaanweyne Oo Itixanada Dugsiga Hoose ka Furmay
ShareXili ku beegan 9;00 subaxnimo oo ay cadcedu tahay qabawsin xiliguna barwaaqo uu gugii la soo dhaafay ka hana qaaday deegaanka g/cayn, waxaan si toosa
Qeybta WARARKA
Daawo Muqaalka : Subxaanalah Nin Udhashay Dalka Kenya Oo Sida Xoolaha U Cunaya Cawska Yaan
Share
WARARKA Archives
Dowlada Ostareeliya oo ka feejigan heshiskii QM ee arimaha qaxootiga ilaalintooda ayaa waxa ay xiligaan shaacisay in dadka soomaalida ee magan galya doonka ah ee wadankasi ku sugan ay qiyaar u leeyihin ...
Howlagalo Baaritaano ah oo saakay ka socda Xaafadaha ay kooban tahay Degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. - Jun 17, 2013
Waxaa Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliyaka socda howlgalo balaaran oo baaritaano ah, iyadoo howlgalkaasi uu ka socdo Degmada Magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u wada ciidanka Dowladda Soomaaliya ...
Masar oo qaab cusub uga hortagaysa Kufsiga Haweenka oo ku kordhaya!! (Waa ceynkee Tijaabadan?) - Jun 17, 2013
Markii ay bateen Dibad baxyada lagu dhaleeceynayo Kufsiga oo ku kordhaya Masar, iyadoo waliba Hey’adaha ka shaqeeya Xuquuqda Haweenku ay dhaleeceyn joogto ah arrintaas kasoo saarayaan, ayaa waxay Dowladdu Masar ...
Ka faa’iideeyso Shan Macluumaad oo laga yaabo inay kadis kugu noqdaan muhiimna ah!! - Jun 17, 2013
Aqriso Macluumaadkan ka kooban Shan qodob oo ah kuwo kaa yaabin kara kadisna kugu noqon kara: 1- La sheekeyso Naftaada oo kaligaa isla hadal, waxay taas kaa dhigeysaa mid Caqli badan ...
Deg Deg : Madaxtooyada Soomaaliya Oo Hoobiyeyaal Lagu Garaacay - Jun 17, 2013
Xarunta madaxtooyada Soomaliya ee Villa Somalia ayaa xalay la maqlayay hoobiyayaal lala beegsaday madaafiic markii labaad mudo dhawr todobaad ah. Tirada Gantaalada ku dhacay xarunta Villa Somalia ayaa lagu sheegey in ...
DAAWO: Wasiir Beenaale oo Lagu yidhi Iscasil iyo Cagan Ka Hadal Bilaabmay Aqalka Wakiilada Maamulka Siil-aanyo - Jun 17, 2013
Waxaa Gacan Qaad uu Ka dhici Gaadhay Aqalka waxa Loogu Yeedhay Wakiilada Maamulka Somaliland Halkaasi oo Su’aalo Lagu Waydiinyey Wasiirka arimaha debada Maamulka Somaliland Maxamed C/laahi Cumar (BEENAALE). HALKAN KA DAAWO ...
Daawo Sawiro Ururka Kaydo Iyo Adacwa Oo Isku Bahaystay Wax Barida Dhalinyarada Khaatumo Nairobi - Jun 17, 2013
Waxaa manta ka dhacay Hollka shirarka ee dhismaha weyn ee Madino Mall, ee bartamaha xaafada Islii kulan balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka N KHAYDO, iyo Ururka Al-Dacwah, Waxaana ...
Daawo Muqaal+Gabar Soomaaliyeed Oo Maxkamad Ku Taala Ingriiska Ku Xukunay 250 Saacadood Oo Iskaa Wax U Qabso Ah - Jun 17, 2013
Gabar Soomaaliyeed oo ku nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa la sheegay in maxkamad ku taala dalkaas ay ku riday xukun ka dib markii ay hadalo jees jees ah oo ay ...
Next Page »










