ARIMAHA BULSHADA
Daawo Sawirada:-Waftidii Madaxda Khaatumo Ee Soogaadhay Nairobi
ShareWaxaa Maanta Magaalda Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya soo Gaadhay Wufuuf uu Hogaaminayo Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaaamac Indhosheel oo kamida Golaha madaxtooyada Maamulka Khaatumo state.
Qeybta ARIMAHA BULSHADA
Barnaamijka Waxbarashada Maamulka Khaatumo State, Iyo Ardeydii Maanta Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Usoo Gaba-gaboobay Gudaha Magaalada Buuhoodle.(Daawo Maqal Iyo Muuqaal.)
ShareBuuhoodle(Khaatumonews)-Waxaan halkaan idiinku soo gudbineynaa muuqaal aad u qurux badan oo qeyb ka ah Barnaamijka Waxbarashada Maamulka Khaatumo State Of Somalia 2012-2013. Iyadoo muuqaalkani yahay
ARIMAHA BULSHADA Archives
Hey’adda Cilmi baarista ee Heritage ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in wada hadalkii dhawaan dhexmaray Maamulka Somaliland iyo Dawlada Soomaaliya ee ka dhacay dalka Turkiga. Haayada Ayaa waxay Soo ...
Barnaamuj Xiiso badan Oo Ku Sab san 40 Guurada Ka Soo Wareegtey Afka Soomaliga Iyo Aamino Muuse Waheliye Oo ka Qayb Gashay - Apr 17, 2013
Barnaamuj Xiiso badan Oo Ku Sab san 40 Guurada Ka Soo Wareegtey Afka Soomaliga Sidoo kalena Ah Barnaamuj Cilmi Badhis Ayaa Lagu Soo ban Dhigay Qodobo Muhim U Ah Warbaahinta ...
Daawo Muuqaalka+Haweenay U Dhalatay Dalka Hindiya Oo Ninkeedii Dharxaabo Wajiga Ka Galisay Maxaytahay Sababtu???? - Mar 24, 2013
Wadan waliba waxaa uu leyahay dhaqan kala duwan xagaga dumarka iyo raggaba video aan idin soo ban dhigi doono ayaa ka hadlaya gabar aad u dayar oo wiil ay jeceshahay ...
King Khan: Waa xanuun sanyahay. - Jan 25, 2013
Jilaaga Bollywoodka hor booda ee Shah Rukh Khan ayaa lasheegay inuu xanuun dareemayo, welow uusan weli shaqada ka fadhiisan, waxaana jilaaga laga hayaa garabka iyadoo isbitaalka la geeyay. Shah Rukh Khan ...
(Daawo Vedio) Axmed Karaash Oo Ka hadlay Dagaalkii Xudun - Jan 23, 2013
Axmed cismaan maxamed axmed karash oo ka mid ah golaha madaxtooyada ee maamulka khaatumo oo maanta kabixiyay dagaalka shalay dhexmaray maamulkiisa iyo Maleeshiyada SNM inay guulo ka gaadheen dagaalkaasi waxaana ...
NO to Somaliland’s Blackmail to the London Conference By, Osman Hassan - Jan 23, 2013
NO to Somaliland’s Blackmail to the London Conference By Osman Hassan 17 January 2013 The minister for “foreign” affairs of the one-clan secessionist enclave calling itself Somaliland is reported to have raised unacceptable ...
Xafladii Sanad Guurada Khaatumo State Ee Ka Dhacday Magaalada London (Daawo Sawiro) - Jan 14, 2013
Waxaa magaalada London lagu qabtay Xaflad si weyn loogu dabaal dagayay Sanad Guuradii kasoo wareegtay markii dhidibada loo taagay Maamulka Khaatumo State Of Somalia. Xafladan oo ayso qayb galeen Bulshada kala ...
WAR HADA SOO DHACAY IYO DHAAWACYO LA GAADHSIIYAY LAASCAANOOD IYO SNM TII OO CAAWA HOYAN WAYDAY - Jan 14, 2013
wararka hada naga soo Gaadhaya aaga Gambadhe ayaa sheegaya in Dagaal lagu Galaa Bixiyay Ciidamada Gacan ku Dhiigle Siil-aanyo ku dhawaad ilaa 5 Dhaawaca yaa hada lasoo gaadhsiiyay cusbitaalka magaaladda laascaanood, hawlgal ...
Next Page »










