Created by Miguel Pinho
SOMALI LINKS

Kuuriyada Waqooyi Oo Hanjabaadii Ugu Danbeysay U Dirtay Mareykanka Iyo Maraykanka Oo U Diyaargaroobay Weerarka Korea Daawo Video_gan

Wakaaladda wararka ee Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in ciidamada qalabka sida ee dalka la siiyay wax ay ugu yeertay oggolaanshihii ugu dambeeyay ee ay ku qaadaan duqeyn militeri dalka Mareykanka iyaga oo isticmaalaya hubka nukliyeerka.

Waa middii ugu dambeysay hanjaabo xiriir ah oo ay soo saaraysay dowladda Kuuriyada Waqooyi kuwaasi oo kor u qaaday xiisadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>