Created by Miguel Pinho
SOMALI LINKS

XOG: Wasiirad Fowziyo oo boorso sir ka buuxdo looga xaday Brussels

Wasiirka arrimaha dibada Somalia ahna Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Fowziyo Yuusuf
Xaaji Aadan oo ka mid ah wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh
Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Brussels ayaa laga xaday boorso nooca
garabka lagu qaato ee xarakada ah isla markaana lagu xafido documentiyada iyo
alaabaha yaryar.
Lama oga cida sida rasmiga ah u xaday, laakiin Security-ga hotelka ayaa ku guul dareystay in ay helaan boorsada iyo ciddii xaday in la helo, iyadoo Kaamirooyinka Hotelka baaris lagu sameeyay laga arki waayay cidda qaadatay boorsada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>