SNM ” Falaadhi Gilgilasho kaagama hadho

Maamulka SNM oo taageerada weyn  siiya ururka argagixisada  Alshabaab ,

ayaa ka been sheegay degaanada sool sanaag  iyaga oo doonaya in ay marin habaabiyaan Bulshada caalamka oo hadda ogaatay in SNM taageero buuxda  siiyaan argagixisada Soomaaliya iyo tan Caalamka.

Wasiirka Arrimaha gudaha maamulka SNM Maxamed Nuur Caraale (Duur), ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay isku uruursanayaan bariga Gobolka Sanaag, isagoo oo yiri in xarumo Al-Shabaab ka sameystaan inta u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland.

isagoo ula jeeda deegaanada SSC Waxaa la soconaa bariga Sanaag dhanka xiga xuduuda aan la leenahay Puntland halkaas inay isku uruursanayaan xubno Al-Shabaab oo ka soo haajiray Koofurta Soomaaliya, waxaan rajeynayaa in Puntland iyo Somaliland inay ka wada shaqeyn doonaan sidii aan uga hortagi laheyn”ayuu yiri Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale.

Beentan aan raadka lahayn ee Jabhadkan   SNM sheegay, ayaa waxa qaadan waayey Bulshada caalamka iyo dalka Itoobiya oo xadka la leh maamulkan  taageera ALSHABAAB.  Dawladda Ingiriiska iyo Itoobiya ayaa maanta si deg deg ah magaaladda Hargeysa uga qaaday  wasiirka Arrimaha Dibedda SNM  Maxamed C/laahi Cumar iyo Taliyaha Hay’adda Sirdoonka SNM Jaamac Maxamed Bootaan,

waxaana loo soo bamdhigi doonaa  xogaha ay ka hayaan maamulka SNM  ee la xidhiidha cabsida ay sheegeen iyo argagixka ay ka wadaan gudaha Soomaaliya

Hogaamiyaha Alshabaab walaalkiis Cafiskan ayuu ku soo noqday, taasina waxay kuu cadaynaysaa in maamulka SNM taageero ALSHABAAB

Waxa magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa maanta   laga qabtay sadex qof oo uu ka mid yahay nin ay walaalo yihiin  Hogaamiyaha   Alshabaab Axmed Cabdi Godane iyo laba nin oo kale oo ka soo wada jeeda Beesha Isaaq oo ka wada mid ah argagixisadii ay Soomaaliya ka degi wayday.

Ugu danbayntii Soomaalida ka tagta dalalka  dibada oo qaraxa ka gaysta caalamka iyo gudaha Soomaaliya,  ayaa boqolkiiba  sideetan iyo in kabadan waxay yihiin kuwa ka soo jeeda maamulka SNM, waxaana ugu danbeeyey ninkii maalmo ka hor  isku qarxiyey Villa Soomaaliya , isaga oo doonayey in uu khaarijiyo RW Soomaaliya Cabdi Faarax Saacid. Ninkan ayaa lagu magcaabay Cali Cabdi Xareed oo  u dhashey Habarjeclo – Isaaq, oo ah beesha uu ka soo jeedo hogaamiyaha SNM Siilaanyo

MAGACYADA HOGAAMIYAASHA AL SHABAAB EE U DHASHAY BEESHA ISAAQ EE HADA SNM MAGAN GELYADA SIISAY MAGACYADOODA

1-Axmed Godane (Abu Zubeyr)
Isaaq gaar ahaan Arab

 2 Ibraahim Mecaad Afkhani (Abu Zalma


ku-xigeenka 1 aad, Ahna Madaxa guud ee Maliyada


Isaaq , Sacad Muuse, reer Shirdoon.

3 Cabdullaahi Nadir


Madaxa Turjumaadda Luqadaha Axmad Godane.


Isaaq, Habar jeclo.

4 Maxamud Maxamed Nuur (FARUUR)


Ku-Xigeenka Guud ee arrimaha Diinta


Isaaq, Habarjecl

Sahal MAMAXED


Madaxa Dabagalka Hay’adaha

habar jeclo


Khaatumo News Online Kala soco wararkii ugu Dambeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - info@khaatumonews.com Ama Khaatumo.net@gmail.com

FIKIRKAAGA KA DHIIBO HALKAN HOOSE(0)




stock-footage-murderer-holding-a-bloody-knife-with-blood-dripping War Deg Deg Ah:Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham l!!
- Jun 18, 2013
Nin Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay inuu 4 qofood oo uu ku jiro ...
bn (Daawo Sawiro: Kulan looga hadlayay Amniga iyo waxbarashada oo maanta ka dhacay degmada Kaaraan
- Jun 18, 2013
Kulan looga hadlayay amniga iyo waxbarashada ayaa maanta ka dhacay degmada Kaaraan, kaasoo ay ...
drone-11 Kenya oo Al-Shabaab u keensanaysa Diyaaradaha Wax basaas iyo Dagaal Nooc cusub oo ay qorshaysteen.
- Jun 18, 2013
Dowlada wadanka Kenya ayaa u diyaar garoobaysa sidii ay u adeegsan laheyd diyaaradaha dagaalka aan duuliyaha laheyn ...
DSC014141(1) Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta furay shirka heer qaran ee dib-u soo noolaynta waxbarashada Soomaaliya
- Jun 18, 2013
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ...
1011897_596422753724298_234428687_n Isku aadka koobka gobolada soomaalida Switzerland oo la sameeyay
- Jun 18, 2013
Gudiga Qaban qaabada Koobka Xagaaga ee Soomaalida Switzerland ee Magaalada Basel ayaa maanta shaaciyay waqtiga kama ...
images (1) War Deg Deg Ah ” Gabadh Lagudilay Hargeysa iyadoo Markaa Ka soobaxday Jaamacadda
- Jun 18, 2013
Alle ha unaxariistee waxaa  xalay tooray  lagu dilay magaalada hargeysa  inan dhallinyaro ah inantaa  ...
index Qarax Khasaara ba’an geystay oo Magaallada Kismaayo lagula eegtay Ciiddamadda AMISOM (Warbixin Muhiim ah)
- Jun 18, 2013
Wararka naga soo gaaraya Magaallada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in ...
breaking_news_photo-278100040_std-300x1891-60x45 War Dag Dag Ah:Guudoomyihii Degmada Kismaayo OoLa Weeraray Iyo Saraakiil Jubaland ah Oo dhaawac kasoogaadhay weerarkaas
- Jun 18, 2013
Wararka Nagasoo gaadhaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegay In dablay hubaysan ay weerar la beegsadeen ...
uy DAAWO:-Qaarkamid ah Xildhibaanada Soomaliya oo dawlada Ku Eedayay Inay Ka Dambaysay Dagaalkii Kismaayo
- Jun 18, 2013
Qaarkamid ah Xildhibaanada dawlada Soomaliya Ayaa maanta Warbaahinta lahadlay waxayna sheegeen Ina Dawlada Soomaaliya ...
111 DAAWO SAWIRO+WARBIXIN:Magaalada Marqaanweyne Oo Itixanada Dugsiga Hoose ka Furmay
- Jun 17, 2013
Xili ku beegan 9;00 subaxnimo oo ay cadcedu tahay qabawsin xiliguna barwaaqo uu gugii ...
Plugin from the creators of iPad :: More at Plulz Wordpress Plugins