Safiirka Soomaaliya U Fadhiya Kenya Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Geeriyooday Suldan Cabid Cali Sonkor
Safiirka dalka soomaaliya u fadhiya kenya mohamed cali nur americo ayaa tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday suldaan cabdi cali sankor kaasoo looqaadayo aaskiisa magaalada kismaayo waxaan uu ilaahay uga baryay in janadii fardowsa ka wraaabiyo samir iyo iimaana ka siiyo eheladiisa.
HALKAN GUJI TACSIDA
wararka khaatumonews.com
