Nikki Minaj oo sheegtay in nin Booliska Dubai ka tirsan ay dhunkatay+Video.

Fanaanada iska yaabiska badan reer Mareykan Nikki Minaj ayaa sheegtay xili la wareysanayay iney la kulantay dhacdo ay la yaabtay bishii Decembar kadib markii ay sheegtay iney shumisay nin Boolis ah.

Nikki Minaj ayaa arintaan ka sheegtay barnaamijka caanka ah ee uu hogaamiyo “Jimmy Kimmel”  iyadoo tiri xili aan ka bexeynay garoonka Dubai ayaa waxaan u istaagay wiil dhalinyaro ah oo qurux badan si aan salaanta uga qaado kadibna waa dhunkaday, mana ogeyn inuu yahay Boolis waxa uu labisnaa dhar shibil ah.

Waxaan ogaaday inaan qalad ku dhacay, maxaa yeelay waxaa wada aamusay kooxdii ila socotay si kedis ah, waxaana wadanka Dubai ka mamnuuc ah in naagi shumiso nin aan qabin, waxaan dareemay cabsi anigoo is iri armaa xabsiga lagu dhigaa. laakiin ninkii Booliska ahaa ayaa igu qaabilay dhoola cadey wel-wel ka muuqato kadibna waxaan ku iri waan ka xumahay waana ka dhaqaaqay.

Halkaan Ka Daawo muqaalka wareysiga.

 

KHAATUMONEWS.COM


Khaatumo News Online Kala soco wararkii ugu Dambeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - info@khaatumonews.com Ama Khaatumo.net@gmail.com

FIKIRKAAGA KA DHIIBO HALKAN HOOSE(0)




elman_sisters_jpg_size_xxlarge_promo Laba gabdhood oo somali Canadian walaalo ah oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho si uga qeyb qaataan dib u dhiska
- May 24, 2013
labo gabdhood oo somali-Canadian ah  ayaa Magaaladda Muqdisho dib ugu soo laabtay si ay uga qeyb ...
100_81671-225x145 Dhagayso:- Nabadoon Xarago “DFS Haka shaqayso Midnimada Soomaaliweyn
- May 23, 2013
Afhayeenka Nabadoonada Gobalka Bari oo ka Hadlayeey Maalinkii shalay ahaa Kulan Balaaran ll Lagu ...
obama Qaab Caynkee Ah Ayaa Loo Galbiyaa Madaxweynah Maraykanka Obama
- May 23, 2013
Waxaad halkan hoose ka daawataa qaabka loo galbiyo madaxweynaha dalka maraykanka obama waa qaab ...
Nin-Masaska-Cuna-150x150 Car Daawo Muuqaalkan oo Bal Rumayso”Nin Carab ah oo Cunaya Masas,Dhalooyin,Biro”
- May 23, 2013
Subxaanallah daawadayaal maanta waxaan idin haynaa muuqaal mucjiso ah,nin carab ah ayaa waxa uu ...
images Aqriso Magacyada Ragii dilay Sheeh Cabdiqaadir Nuur Faarax oo Xukuno Dil ah lagu riday Xili qaar kamid ah eedeesanayaasha ee Dibad joog yihiin
- May 23, 2013
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland oo dhacda gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Ceyn ...
alabari Sawirka Maanta Iyo Farxada Damu Jadiid Kadib Markii Ay Maalintii Shalay Ka Badbaadeen Mooshin Kalsooni Loogala Noqonayay Golaha Xukuumada Tayada Daran
- May 23, 2013
Kooxda Damu-JAdiid ee Horboodaha ka yahay Madaxweyne Xassan Culusow Muuse ayaa waxa magaalada Muqdisho ...
50 years AU 50-guuradii kasoo Wareegtay Aasaasikii Midowga Afrika oo maanta ka dhaceysa Muqdisho
- May 23, 2013
Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Muqdisho waxaa saakay ka socota qabanqaabo iyo diyaar garow ...
Faroole yoo yoo Fadeexad soo wajahdey Faroole iyo wiilkiisa oo ku ka dhalatey Cunta Karinta Xafiiska QM ee Garoowe
- May 23, 2013
madaxa Maamulka Barri Cabdiraxmaan Faroole ayaa fadeexad weyn la soo deristay ka dib markii dhacdo ...
untitled Qormada Maanta.Maamulka Khaatumo Maxaa Fadhiid ka Dhigay Oo Ay U Dagaalami La Yihiin
- May 23, 2013
Waxaan Qormadan yar ku saarayaa diirada maamulka khaatumo state of somalia oo ah maamul ...
bbbbbb Daawo Muqaal: Nin Cadaan Ah Oo Cayaal Yar Yar Rasaas Ooda Kaga Qaaday
- May 23, 2013
Aabe u dabaal dagayay Wiilkiisa oo Schoolka ku laabtay aawadeed ayaa ka yaabsaday Boqolaal ...
Plugin from the creators of iPad :: More at Plulz Wordpress Plugins