Howl Gallo Ka socda Xerada Ifo ee Kenya

Wararka ka imaanaya Xerada Ifo ee dalka Kenya ayaa waxa ay Kuwaramayaan in Booliska dalkaasi Howl Gllo ballaaran oo ay Ka sameeyeen Xeradaasi ay ku soo qab qabteen dad badan oo ay Ku Jiraan sida ay Sheegeen Kooxo dhibaato ka Geystay Xeradaasi Ifo.

Saraakiisha Booliska Kenya ayaa waxa ay sheegeen in ay soo Bandhigayaan Tirada dadka Lagu soo qabtay Howl Galkaan kuwaas oo qaarkood lagu eedeynayo in ay ku Lug leeyihiin Falalka amni darrada ah ee Ka Jira Xeryaha qaxootiga ee waddankaasi Kenya.

Dad Gob Joogayaal ah ayaa  sheegay in ay weli sii socdaan Howl Gallada Ciidamada Kenya ay ka sameynayaan Xaafaddaasi.

Wararka ugu dambeeya ee Laga helayo Xeradaasi Ifo ayaa ku waramaya in Howl gallo Ballaraan ay Buliiska Kenya ka wadaan Xeradaasi inkastoo faah faahin Rasmi ah aysan ka soo Bixin Buliiska waddaankaasi Kenya ee Ku aadan howl galladani.

 

KHAATUMONEWS.COM


Khaatumo News Online Kala soco wararkii ugu Dambeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - info@khaatumonews.com Ama Khaatumo.net@gmail.com

FIKIRKAAGA KA DHIIBO HALKAN HOOSE(0)




50 years AU 50-guuradii kasoo Wareegtay Aasaasikii Midowga Afrika oo maanta ka dhaceysa Muqdisho
- May 23, 2013
Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Muqdisho waxaa saakay ka socota qabanqaabo iyo diyaar garow ...
Faroole yoo yoo Fadeexad soo wajahdey Faroole iyo wiilkiisa oo ku ka dhalatey Cunta Karinta Xafiiska QM ee Garoowe
- May 23, 2013
madaxa Maamulka Barri Cabdiraxmaan Faroole ayaa fadeexad weyn la soo deristay ka dib markii dhacdo ...
untitled Qormada Maanta.Maamulka Khaatumo Maxaa Fadhiid ka Dhigay Oo Ay U Dagaalami La Yihiin
- May 23, 2013
Waxaan Qormadan yar ku saarayaa diirada maamulka khaatumo state of somalia oo ah maamul ...
bbbbbb Daawo Muqaal: Nin Cadaan Ah Oo Cayaal Yar Yar Rasaas Ooda Kaga Qaaday
- May 23, 2013
Aabe u dabaal dagayay Wiilkiisa oo Schoolka ku laabtay aawadeed ayaa ka yaabsaday Boqolaal ...
images haatumo State” Dowladda Waxaan Ka Codsaneeynaa In Ay Is Garab Taagto Maamulka Cusub Ee Jubland”
- May 23, 2013
Maamulka Khaatumo State ayaa Dowladda Soomaaliya wuxuu ka dalbaday inay muujiso taageeradeeda ku aadan ...
tta Daawo Muqaal Ay la Yaabeen Dadka Ku Dhaqan Ingiriiska
- May 23, 2013
Waxaa dalka ingiriiska ka dhacay arin ay la yaabeen dhamaan dadka ku dhaqan dalkaas ...
Wariye Rashiid Kayse Buuhoodle Waa Sidee Bilicda Degmada Xamar-Laguxidh Ee Gobolka Cayn Iyo Xili Barwaaqeedkani.(Sawiro+Warbixin) »
- May 22, 2013
Degmada Xamar-LaguXidh Waxay ka mid tahay degmooyinka ugu waaweyn ee ka mid ka ah ...
arday_su_4 Daawo Sawiro:: Ardayda Soomaaliyeed ee kusugan Sudan oo laga codsaday inay ku soo biiraan Ciidanka Xasan Culusow
- May 22, 2013
Munaasabad ay soo abaabuleen Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan oo lagu soo ...
gabar dacwooneysa Gabadhan waxay kasoo carartay Hogaamiye Afrikaan ah oo loo guurin rabay!! (Waa kee?)
- May 22, 2013
Gabadh Afrikaan ah ayaa Magan-galiyo Siyaasadeed waydiisatay Ingariiska, iyadoo ka carareysa Boqorka Dalka Swaziland ...
qarax8 War Deg Deg Ah”" Ciidanka Itopiya Ee Magaalada Beledweyne Oo Qarax Xoogan Lakacay
- May 22, 2013
Wararka naga soo gaaraya magaalada B/Weyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaaladda magaalada ...
Plugin from the creators of iPad :: More at Plulz Wordpress Plugins