Hogaamiyaha Falaagada SSDF Oo Cadeyay Xidhiidhka Kadhexeeya Falaagada SNM(Daawo Vedio)

Faroole ayaa kaga dhawaaqay Garoowe inay isbaahaysanayaan Maamulkisa Garoowe Iyo Maamulka Jabhada SNM, isla markaana ay wada go’ayaan, wuxuuna sheegay haatan dawladda Soomaaliyeed waxkasta dalka ka qabanayso ayagoo aan cidna la tashan.

C/raxman Faroole oo dhaliilay Dowlada Federalka Somalia, ayaa u muuqday nin aan fiyoowbeyn markuu hadalka jeediyey, wuxuu cadeeyey in ayaga iyo Jabhada SNM kooxda isku magacowda ”Somaliland” ay wada hadalo hoose indhawadyba u socdeeen.Faroole wuxuu tuurta ku sitey calamaadaha inta badan ay qaateen kooxda Siilanyo ee kulmiye , taasoo ah cagaar ayagoo ka cararaya midabka Blue ee qaranimada Soomaaliyeed lagu yaqaano

Riix Oo Daawo Vedio Ga


Khaatumo News Online Kala soco wararkii ugu Dambeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - info@khaatumonews.com Ama Khaatumo.net@gmail.com

FIKIRKAAGA KA DHIIBO HALKAN HOOSE(0)




IMG_4100 Wasiir Yaasiin Axmed Sulub Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Caawa Soo Gaadhey Magaalada Buuhoodle + Diyaar Garow Imtixaan Dugsiyeedkii Maamulka Khaatumo State Oo Bari Loo Fadhiisanayo.(Sawiro+Warbixin)
- May 24, 2013
Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia ...
DARYEE War Deg Deg Ah : Maleeshiyada Ina Cambaashe Oo Xidh Xidhay Hooyoyinkii Laascaanood iyo Ragii Qabay Oo Lagalabaxay Dumarkoodii Iyaago Lajooga
- May 24, 2013
Waxaa saaka Aroortii Hore Gudaha Magaalada Laascaanood,Laqaga qababtay Ururka Haweenka Daryeel Gaar ahaan Hooyooyinka ...
WUU BADBAADAY Yaab Waxaa dib loo helay Nin ay Dad-qalato cuntay!!
- May 24, 2013
Waxaa dib loo arkay isagoo nool Nin uu soo weeraray Dad-qalato ama Waraaba Dadoow ...
ilmo mucjiso ah Subxaanalaah: Mucjisooyinka Dunidu way iska badanyihiine bal tanna eeg!!
- May 24, 2013
Isbitaal ku yaala Gobalka Al-qadaarif ee Bariga Sudan dhaca ayaa waxaa lagu dhalay Gabadh ...
banner-300x222 Nin diiday inuu gacanta ka salaamo haweeney u aheyd Madax oo la siiyay magdhaw
- May 24, 2013
Kamuunka Trollhättan ayaa go’aamiyay in lacag gaareysa 30.000kr la siiyo nin Soomaali ah oo ...
elman_sisters_jpg_size_xxlarge_promo Laba gabdhood oo somali Canadian walaalo ah oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho si uga qeyb qaataan dib u dhiska
- May 24, 2013
labo gabdhood oo somali-Canadian ah  ayaa Magaaladda Muqdisho dib ugu soo laabtay si ay uga qeyb ...
100_81671-225x145 Dhagayso:- Nabadoon Xarago “DFS Haka shaqayso Midnimada Soomaaliweyn
- May 23, 2013
Afhayeenka Nabadoonada Gobalka Bari oo ka Hadlayeey Maalinkii shalay ahaa Kulan Balaaran ll Lagu ...
obama Qaab Caynkee Ah Ayaa Loo Galbiyaa Madaxweynah Maraykanka Obama
- May 23, 2013
Waxaad halkan hoose ka daawataa qaabka loo galbiyo madaxweynaha dalka maraykanka obama waa qaab ...
Nin-Masaska-Cuna-150x150 Car Daawo Muuqaalkan oo Bal Rumayso”Nin Carab ah oo Cunaya Masas,Dhalooyin,Biro”
- May 23, 2013
Subxaanallah daawadayaal maanta waxaan idin haynaa muuqaal mucjiso ah,nin carab ah ayaa waxa uu ...
images Aqriso Magacyada Ragii dilay Sheeh Cabdiqaadir Nuur Faarax oo Xukuno Dil ah lagu riday Xili qaar kamid ah eedeesanayaasha ee Dibad joog yihiin
- May 23, 2013
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland oo dhacda gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Ceyn ...
Plugin from the creators of iPad :: More at Plulz Wordpress Plugins