Daawo Laki Haji iyo heesteeda cusub ee Qaali

Fanaanada Laki Xaaji Waceys ee ku nool dalka Holland ayaa soo qaaday hees Xamari ah oo lagu magacaabay Qaali. Heestan ayaa ah mid

Jaceyl iyo calaacal iskugu jirta waxaana ay fanaanada kusoo saartay Video aad u qurxoon oo ay u matashay qaab xiiso badan.

Laki ayaa waxaa ay dhawaanahan sameysay heeso kale oo ay qaarkood lasoo qaaday fanaanka weyn ee Abdi baadil.

 

 

Daawo Heesta Laki Haji ee Qaali.

 

KHAATUMONEWS.COM


Khaatumo News Online Kala soco wararkii ugu Dambeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - info@khaatumonews.com Ama Khaatumo.net@gmail.com

FIKIRKAAGA KA DHIIBO HALKAN HOOSE(0)




Jawaari-2 Baarlmaankii Laaluushqaate oo Laba Beri Xasan Sheekh Lacag ku Kala Direy mooshinkiina Tuurey (DHEGEYSO)
- May 22, 2013
Guruubka isku koobay talidii soomaaliyeed ee Xasan Shiikh iyo Waxa ka dambeeyaa ay hogaan ...
DSC042641 War Dag Dag Ah +Jaylaani Nuur Iikar Oo Bilaabay Dawlada Saacid Ha Loogu Daro 5 Bilood
- May 22, 2013
Guddoomiye ku-xigeenka Kowaad Ee Baarlamaanka Somalia jaylaani nuur  iikar ayaa sheegay  in   xukumada ...
xudun3 Heegankii Ugu Waynaa Oo la Gashay Ciidamada Maamulka Khaatumo
- May 22, 2013
Waxaa heegan culus la gashay ciidamada maamulka khaatumo waaxaan ay ka warheleen in lameeshiyaadka ...
bm1 DAAWO SAWIRO Qasaaraha Ay Geeysatay Dabeeyshii Mareeykanka Ka Dhacaday oo Sii Korortay Iyo Obama Ku Dhawaaqay Gudmar Deg Deg Ah
- May 22, 2013
Madaxweynaha dowlad Mareekan Barack Obama ayaa ka hadlay musiibada ka dhacday gobalka Oklahoma oo ...
untitled Daawo Muqaal+Gabar Yar oo 4 Jir Ah Sida Ay U Qudbadaynayso Aad la Yaabayso
- May 22, 2013
Gabadhan Yar oo daddeedu  tahay 4 sano jir ayaa  waxaa  ay ku ababatay diinta ...
eeee Daawo Muqaal Gabadh Soo Saartay Muqaal Cajiib Ah Dhamaana Soo Jiitay Umada Islaamka Ah
- May 22, 2013
Waxaan halkaan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaal aad iyo aad u qurux badan oo ...
untitled Daawo Muqaal+Xafladii Ururka Hirda Ee ka Dhacday Dalkan Holand Iyo Mr Gaas Oo lagu Casumay
- May 22, 2013
Xaflad si wayn ay u soo agaasimeen ururka hirda oo ka dhacaday dalka holen ...
nairubi_2 Daawo Sawirada Booliiska Kenya oo Toogtay Nin iyo Xaaskiisa oo katirsanaa Kooxaha Argagaxisada ah kadib markii…
- May 21, 2013
Ciidamada Amaanka Dalka Kenya ayaa Magaalada Nairobi ku toogtay Nin iyo Xaaskiisa oo looga ...
images (6) War Deg Deg Ah::Haweeney ku labisan tuutaha ciidanka Xasan Culusow Oo Koox Ciidan Ah Kudishay Magaalada Kismaayo Maxaytahay Sababtu
- May 21, 2013
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/Hoose ayaa sheegay in haweeney ka ...
bb Ha Daawan Muqaalkan Hadii Aad ka yartahay 18 Jir Waa Muqaal naxdin Leh
- May 21, 2013
Booliska Magaalada Miami ee dalka Mareeykanka ayaa toogtay nin dad qalato oo cunayay nin ...
Plugin from the creators of iPad :: More at Plulz Wordpress Plugins