Ogeysiis: Shir Jaaliyadda Khaatumo Ee Magaalada Bristol, UK

Waxaa Dhamaaan jaalliyadda Khaatumo state ee magaladda bristol ee cariga uk la ogaysiinaya inuu jiro
shir deg deg ah oo ka dhicidoona magaalada waxaa shirkaa ka soo qayb galaya wisiirka armiaha gudaha
ee maamulka khaatumo state iyo wisiir ku xigeenka wasaarada horumarinta iyo arimaha bulshada ee khaatumo
state,
waxaa kale oo khadka telfon kaga soo qayb galaya xubno ka tirsan G11.
Haba waxaa jaaliyada laga codsanayaa in waqtiga la dhowro lana sdoo daadlo.
goobta uu shirku ka dhacayo waa
EASTON BAGGTOR
13 ALL HALLOWS ROAD
EASTON
BS5 OHH
SAACADUNA WAA 2:30 DUHURNIMO MAALINTA AXADA AH EE TARIIKHDU TAHAY
3/2 /2013 KA
WIXII FAAH FAAHIN AH WXAAD KALA SOO XIDHIIDHAAN
07534188981
07534843899
O7402929599


Khaatumo News Online Kala soco wararkii ugu Dambeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - info@khaatumonews.com Ama Khaatumo.net@gmail.com

FIKIRKAAGA KA DHIIBO HALKAN HOOSE(0)




stock-footage-murderer-holding-a-bloody-knife-with-blood-dripping War Deg Deg Ah:Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham l!!
- Jun 18, 2013
Nin Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay inuu 4 qofood oo uu ku jiro ...
bn (Daawo Sawiro: Kulan looga hadlayay Amniga iyo waxbarashada oo maanta ka dhacay degmada Kaaraan
- Jun 18, 2013
Kulan looga hadlayay amniga iyo waxbarashada ayaa maanta ka dhacay degmada Kaaraan, kaasoo ay ...
drone-11 Kenya oo Al-Shabaab u keensanaysa Diyaaradaha Wax basaas iyo Dagaal Nooc cusub oo ay qorshaysteen.
- Jun 18, 2013
Dowlada wadanka Kenya ayaa u diyaar garoobaysa sidii ay u adeegsan laheyd diyaaradaha dagaalka aan duuliyaha laheyn ...
DSC014141(1) Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta furay shirka heer qaran ee dib-u soo noolaynta waxbarashada Soomaaliya
- Jun 18, 2013
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ...
1011897_596422753724298_234428687_n Isku aadka koobka gobolada soomaalida Switzerland oo la sameeyay
- Jun 18, 2013
Gudiga Qaban qaabada Koobka Xagaaga ee Soomaalida Switzerland ee Magaalada Basel ayaa maanta shaaciyay waqtiga kama ...
images (1) War Deg Deg Ah ” Gabadh Lagudilay Hargeysa iyadoo Markaa Ka soobaxday Jaamacadda
- Jun 18, 2013
Alle ha unaxariistee waxaa  xalay tooray  lagu dilay magaalada hargeysa  inan dhallinyaro ah inantaa  ...
index Qarax Khasaara ba’an geystay oo Magaallada Kismaayo lagula eegtay Ciiddamadda AMISOM (Warbixin Muhiim ah)
- Jun 18, 2013
Wararka naga soo gaaraya Magaallada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in ...
breaking_news_photo-278100040_std-300x1891-60x45 War Dag Dag Ah:Guudoomyihii Degmada Kismaayo OoLa Weeraray Iyo Saraakiil Jubaland ah Oo dhaawac kasoogaadhay weerarkaas
- Jun 18, 2013
Wararka Nagasoo gaadhaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegay In dablay hubaysan ay weerar la beegsadeen ...
uy DAAWO:-Qaarkamid ah Xildhibaanada Soomaliya oo dawlada Ku Eedayay Inay Ka Dambaysay Dagaalkii Kismaayo
- Jun 18, 2013
Qaarkamid ah Xildhibaanada dawlada Soomaliya Ayaa maanta Warbaahinta lahadlay waxayna sheegeen Ina Dawlada Soomaaliya ...
111 DAAWO SAWIRO+WARBIXIN:Magaalada Marqaanweyne Oo Itixanada Dugsiga Hoose ka Furmay
- Jun 17, 2013
Xili ku beegan 9;00 subaxnimo oo ay cadcedu tahay qabawsin xiliguna barwaaqo uu gugii ...
Plugin from the creators of iPad :: More at Plulz Wordpress Plugins