Created by Miguel Pinho
SOMALI LINKS

Diidi Naaji Oo Saaray Muuqaalka Heesta Kursigaan

Fanaanka Da,da Yar Diidi Naaji Ayaa soo saray Muuqaalka Heesta Kursigaan,waxuuna ku soo adiyay Xili Dorashada Soomaaliya ay soo dhamatay Kuna Guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud.Diidi naaji oo ah fanaan fanka dhaxal ku helay .ayaa u soo heesay Kursiga ay isku heesteen Madaxda Badan,waloow caawa lagu kala baxay Madaxweynane Lagu doortay Magalada Muqdisho.Muuqaalka heesta waxaa ku jiro Muuqaalo Cajiib ah oo Fnaanka iska dhigaayo kooxaha isku heestay siyaasada Soomaaliya isaga oo mar ku soo labistay Khamiis Iskana dhigaya Wadaad marna ku soo labistay Astaanka Calanka Soomaaliya ,waxuuna sidoo Kale waxuu ku hadlay lahjadaha Dadka Soomalida ay kala leeyihiin ama Gobol kasta looga hadlo.Diidi Ayaa ah Fanaan sida abhiis Wadani U ah waxuuna qaday Dhowr hees oo wadani ah iyo sido kale heesaha Dhalinyarada ay ku ciyaraan ama ku boodboodaan.

Fanaanka Da’da Yar Diidi Naaji Ayaa soo saray Muuqaalka Heesta Kursigaan,waxuuna ku soo adiyay Xili Dorashada Soomaaliya ay soo dhamatay Kuna Guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud.

Diidi naaji oo ah fanaan fanka dhaxal ku helay .ayaa u soo heesay Kursiga ay isku heesteen Madaxda Badan,waloow caawa lagu kala baxay Madaxweynane Lagu doortay Magalada Muqdisho.

Muuqaalka heesta waxaa ku jiro Muuqaalo Cajiib ah oo Fnaanka iska dhigaayo kooxaha isku heestay siyaasada Soomaaliya isaga oo mar ku soo labistay Khamiis Iskana dhigaya Wadaad marna ku soo labistay Astaanka Calanka Soomaaliya ,waxuuna sidoo Kale waxuu ku hadlay lahjadaha Dadka Soomalida ay kala leeyihiin ama Gobol kasta looga hadlo.

 

HALKAN KA DAAWO HEESTAN CAJIIB AHI OO QAADAY FANAAN FANAAN DHALAY.

 

Diidi Ayaa ah Fanaan sida abhiis Wadani U ah waxuuna qaday Dhowr hees oo wadani ah iyo sido kale heesaha Dhalinyarada ay ku ciyaraan ama ku boodboodaan.

 

KHAATUMONEWS.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>