Created by Miguel Pinho
SOMALI LINKS

( Daawo Video) Iiraan oo Gantaal Halis ah Daanyeer Darawal uga Dhigtay

Qeeylo dhaan daran ayaa ka soo yeertay dalalka reer Galbeedka gaar ahaan kuwo ay sida weeyn iskugu kacsanyihiin Madaxweeynaha dalka Iiraan Mr.Mahmoud Ahmadinejad. Telefiishinada reer Galbeedka ugu caansan waxa ay buun buuniyeen Daanyeer hawada sare loo diray oo Darawal looga dhigay Gantaal cusub oo ay soo saartay Dawlada Iiraan .

Gantaalkaan cusub oo lagu sheegay in uu yahay mid Hanjabaad ah waxaa loo fasirtay ama dalalka Mareeykanka iyo xulafadiisa ay sheegeen in uu Madaxweeyne Mahmoud Ahmadinejad kala jeedo hadii dalka Iiraan la soo haweeysto in ay Dagaal galin doonaan Xayawaaanaadka IWM waliba aysan ka dhiman doonin Askartooda inta badan.

Gantaalkaan cusub oo ku shaqeeya dhiiga Xayawaanaadka waxa uu gaari karaa dalal aad uga fog wadanka Iiraan waxaana Hanjabaadaan loogu dan lahaa dalka Israel. Arinta ugu Qosolka badan ee Caalamka ka yaabsatay ayaa eheed Dawlada Iiraanoo sheegtay in ay sameeysatay Gantaalo kale oo ay Darawal ka noqon karaan Jiirka/Dooliga

Riix Halkan Oo Daawo Vedio GA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>