Created by Miguel Pinho
SOMALI LINKS

King Khan: Waa xanuun sanyahay.

Jilaaga Bollywoodka hor booda ee Shah Rukh Khan ayaa lasheegay inuu xanuun dareemayo, welow uusan weli shaqada ka fadhiisan, waxaana jilaaga laga hayaa garabka iyadoo isbitaalka la geeyay.

Shah Rukh Khan ayaa xiligaan waxaa sugayaa shaqooyin dhowr ah, wuxuuna ku adkeystay inuu shaqada sii wadanayo, isagoo diiday inuu nasiino qaato.

King Khan ayaa sheegay inuu dareemayo xanuun dhanka garabka ah iyo weliba kuleyl, laakiin shaqada kama fadhiisanayo ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

 

KHAATUMONEWS.COM

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>