(Daawo Vedio) Axmed Karaash Oo Ka hadlay Dagaalkii Xudun
Axmed cismaan maxamed axmed karash oo ka mid ah golaha madaxtooyada ee maamulka khaatumo oo maanta kabixiyay dagaalka shalay dhexmaray maamulkiisa iyo Maleeshiyada SNM
inay guulo ka gaadheen dagaalkaasi waxaana uu intaasi ku daray in ay khasaaro gaadhsiiyeen ciidamada ee somaliland waxaana uu madaxweynuhu ku eedeeyey maamulka somaliland in dhibatooyin gaadhsiiyey dadka
