Xafladii Sanad Guurada Khaatumo State Ee Ka Dhacday Magaalada London (Daawo Sawiro)
Waxaa magaalada London lagu qabtay Xaflad si weyn loogu dabaal dagayay Sanad Guuradii kasoo wareegtay markii dhidibada loo taagay Maamulka Khaatumo State Of Somalia.
Xafladan oo ayso qayb galeen Bulshada kala duwan ee Reer Khatumo sidoo kale waxaa ka qayb galay Golaha Maamulka Khaatumo iyo qaar ka mid ah Qolaha G11.fanaaniin halkaasi ka qaaday heeso lagu amaanayo deegaanada khaatumo waxaana xafladaas ka hadlay masuuliyeen badan


