WAR HADA SOO DHACAY IYO DHAAWACYO LA GAADHSIIYAY LAASCAANOOD IYO SNM TII OO CAAWA HOYAN WAYDAY

wararka hada naga soo Gaadhaya aaga Gambadhe ayaa sheegaya in Dagaal lagu Galaa Bixiyay Ciidamada Gacan ku Dhiigle Siil-aanyo
ku dhawaad ilaa 5 Dhaawaca yaa hada lasoo gaadhsiiyay cusbitaalka magaaladda laascaanood,

hawlgal ka fuliyeen cutub ka tirsan Ciidamada Guur guura ee Khaatumo, kuwaasoo khal khal iyo khasaare gaadhsiiyey maleeshiyaad Siilaanyo ee duulaanka ah ee ku sugan Aaga laamiga ee tuulada Ganbadhe.

Wararka oo aad u yar iyo xiliga oo habeenimo, ah ayaan weli si dhab ah loo ogaan khasaaraha dhabta ah ee gaadhay maleeshiyaadka kooxda Siilaanyo, balse waxaa dad aagaas ka dhawaa sheegayana in hilaac ka baxay markii gantaalaha garabka laga tuuro lagu weeraray maleeshiyaadka halkaas sugnaa, halmarna sawaxan iyo qaylo ka yeedhay meeshii ayadoo qaraxyo ka dhaceen lagu sheegay hubkii u kaydsanaa oo la qarxiyey.

 


Khaatumo News Online Kala soco wararkii ugu Dambeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - info@khaatumonews.com Ama Khaatumo.net@gmail.com

FIKIRKAAGA KA DHIIBO HALKAN HOOSE(0)




keids Ka faa’iideeyso Shan Macluumaad oo laga yaabo inay kadis kugu noqdaan muhiimna ah!!
- Jun 17, 2013
Aqriso Macluumaadkan ka kooban Shan qodob oo ah kuwo kaa yaabin kara kadisna kugu ...
v2 Deg Deg : Madaxtooyada Soomaaliya Oo Hoobiyeyaal Lagu Garaacay
- Jun 17, 2013
Xarunta madaxtooyada Soomaliya ee Villa Somalia ayaa xalay la maqlayay hoobiyayaal lala beegsaday madaafiic ...
wasiir-beenaale DAAWO: Wasiir Beenaale oo Lagu yidhi Iscasil iyo Cagan Ka Hadal Bilaabmay Aqalka Wakiilada Maamulka Siil-aanyo
- Jun 17, 2013
Waxaa Gacan Qaad uu Ka dhici Gaadhay Aqalka waxa Loogu Yeedhay Wakiilada Maamulka Somaliland ...
145 Daawo Sawiro Ururka Kaydo Iyo Adacwa Oo Isku Bahaystay Wax Barida Dhalinyarada Khaatumo Nairobi
- Jun 17, 2013
Waxaa  manta ka dhacay Hollka shirarka ee dhismaha weyn ee Madino Mall, ee bartamaha ...
gt Daawo Muqaal+Gabar Soomaaliyeed Oo Maxkamad Ku Taala Ingriiska Ku Xukunay 250 Saacadood Oo Iskaa Wax U Qabso Ah
- Jun 17, 2013
Gabar Soomaaliyeed oo ku nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa la sheegay in maxkamad ku ...
yusuf-Garaad-150x150 Yusuf Garaad ” Eedeynta Loo Jeedinayo Siyaasiyiinta Daarood Xal Uma Ahan Arrinta Jubaland ”
- Jun 17, 2013
Siyaasiga Yusuf Garaad Cumar oo baryihii danbe ku howlanaa inuu qoraalo kusoo gudbiyo fikirkiisa ...
cxg Nairobi:Xildhibaano kamida baarlamaanka somaliya oo xalay lagu weeraray hotel kuyaala Nairobi
- Jun 17, 2013
Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa sheegaya in xaley kooxo hubeysan ...
A little boy is carried away following h Daawo sawirada: Dhacdo naxdin leh Dhaqtar canug yar ka jaray Xubintii taranka iyo dhaqtarkii oo Xidhan.
- Jun 16, 2013
Warbaahinta dalka Pakistan ayaa daabacday warar sheegaya in Dhakhtar loogu tala galay inuu gudo ...
images (2) Magacyada dadkii ku dhintay Bada isku xerta liibiya iyo talyaaniga (Aqriso magacyada oo dhan iyo halka ay kala yimiden)
- Jun 16, 2013
Waxaan idiin soo gudbineynaa Magacyadda Soomaalida ku geeriyootay Doomihii Khamiistii ka baxay Xeebaha Libya ...
images Sababta ka dambeysay xasuuqii uu geystay ninkii soomaaliga ahaa sedexda qof ku dilay mareykanka
- Jun 16, 2013
Soomaalida ku nool magaaladii uu ka dhacay falkii uu ninka Soomaaliga ah uu ku ...
Plugin from the creators of iPad :: More at Plulz Wordpress Plugins