DAAWO+SAWIRO:-Xafladii Sanad Guurada Khaatumo Oo Siwayn Looga Xusay Dalka Holland oo ku beegnayd 12/1/2013

Waxaa xalay   Lagu qabtay xaflad ballaadhan oo loogu dabaaldegayey sanadguurada koowaaad.. ee kasoo wareegtay aasaaskii maamul goboleedka Khaatumo State of Somalia.oo kubeegnayd 12/1/2012
Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah losoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay  qaybaha kala duwan ee jaaliyaddaha soomaalida ku nool wadankan holland.
Waxaa kaloo kasoo qaybgalay dhamaan jaaliyadaha khaatumo ee ku  nool wadamada Beijemka iyo Nederland,

Xafladanayaa ugu horayn waxaa lagu furay Aaayadaha qur aanka kariimka ah, intaas kadaib ayaa waxaa qudbado kasoo jeediyey lagaga waramayo maamul goboleedka khaatumo iyo waxa hadafkiisu yahayba qaar kamida gudida iyo odayaasha reer khaatumo ee xafladaas joogay, waxaa iyana ka hadlay wakiilo ka socdaymaamul goboleedyada kajira wadanka somalia  sida ,Galmudug state , awdal state iyo wax garad kale oo ku hadlayey afka deegaamada ay ka soo jeedaan kuwaas oo dhamaantood si buuxda u taageeray islama markaana sheegay in ay hiil iyo hooba la garab taaganyihiin maamul goboleedka khaatumo State Of Somali.

Sidoo kale waxaa xaflada heeso wadani iyo khaatumo lagu amaanayo ka qaaday fanaaniin aad u badnaa oo ay ka mid ahaayeen Jaylaani Shariif,Maxamed Deeq,Matoote,Sidiiq Iidle iyo Ubax Nacfi .

faanaaniintan ayaa waxay caawa siweyn u ruxeen madashii loogu dabaal degayey sanad guuradii koowaad ee maamul goboleedka khaatumo iyagoo si aada uraali gelyey dhamaan dadkii kasoo qayb galay xafladaan

ugu danbayntii ayaa waxaa lagu soo gunaanaday xafladaan ciyaaraha hidaha iyo daqanka ah ee ay caanka ku yihiin reer khaatumo kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Ciyaarta looyaqaano Jaandheerta iyo dhaantada.


Abdirashiid galbeedi


Nederland

 

Nederland

.


Khaatumo News Online Kala soco wararkii ugu Dambeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - info@khaatumonews.com Ama Khaatumo.net@gmail.com

FIKIRKAAGA KA DHIIBO HALKAN HOOSE(0)




nm Daawo Muqaal Ila Qosal Ah Adigaa Yaabi Doonee
- May 25, 2013
Waxaad   nala daawataa muuqaalka  yar   oo  ka ayaabin doono   kaasoo ah mid  ila  qosal ...
index Waalidii faysal Cali Waraabe Waxaa Uu Ku darsaday In uu Diinta Ka Baxo (Akhri)
- May 25, 2013
Faysal cali  waraabe Oo  wareysi siiyay idaacad afka Soomaaliga wax ku baahisa oo ku ...
images Soomaaliya Oo Dib Ugu laabanaysa 1991 Dagaaladii Sokeeye
- May 25, 2013
Dalka soomaaliya waxaa raagsaday colaado sokeeye kuwaaso oo taagnaa mudo 21 sano ah waxaan ...
IMG_4100 Wasiir Yaasiin Axmed Sulub Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Caawa Soo Gaadhey Magaalada Buuhoodle + Diyaar Garow Imtixaan Dugsiyeedkii Maamulka Khaatumo State Oo Bari Loo Fadhiisanayo.(Sawiro+Warbixin)
- May 24, 2013
Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia ...
DARYEE War Deg Deg Ah : Maleeshiyada Ina Cambaashe Oo Xidh Xidhay Hooyoyinkii Laascaanood iyo Ragii Qabay Oo Lagalabaxay Dumarkoodii Iyaago Lajooga
- May 24, 2013
Waxaa saaka Aroortii Hore Gudaha Magaalada Laascaanood,Laqaga qababtay Ururka Haweenka Daryeel Gaar ahaan Hooyooyinka ...
WUU BADBAADAY Yaab Waxaa dib loo helay Nin ay Dad-qalato cuntay!!
- May 24, 2013
Waxaa dib loo arkay isagoo nool Nin uu soo weeraray Dad-qalato ama Waraaba Dadoow ...
ilmo mucjiso ah Subxaanalaah: Mucjisooyinka Dunidu way iska badanyihiine bal tanna eeg!!
- May 24, 2013
Isbitaal ku yaala Gobalka Al-qadaarif ee Bariga Sudan dhaca ayaa waxaa lagu dhalay Gabadh ...
banner-300x222 Nin diiday inuu gacanta ka salaamo haweeney u aheyd Madax oo la siiyay magdhaw
- May 24, 2013
Kamuunka Trollhättan ayaa go’aamiyay in lacag gaareysa 30.000kr la siiyo nin Soomaali ah oo ...
elman_sisters_jpg_size_xxlarge_promo Laba gabdhood oo somali Canadian walaalo ah oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho si uga qeyb qaataan dib u dhiska
- May 24, 2013
labo gabdhood oo somali-Canadian ah  ayaa Magaaladda Muqdisho dib ugu soo laabtay si ay uga qeyb ...
100_81671-225x145 Dhagayso:- Nabadoon Xarago “DFS Haka shaqayso Midnimada Soomaaliweyn
- May 23, 2013
Afhayeenka Nabadoonada Gobalka Bari oo ka Hadlayeey Maalinkii shalay ahaa Kulan Balaaran ll Lagu ...
Plugin from the creators of iPad :: More at Plulz Wordpress Plugins