Buuhoodle Iyo Sanad Guuradii Khaatumo Iyo Madaxwayne Indha Sheel oo ka Qayb Galay iyo warbixin

Waxaa caawa hotelka weyn ee Abdi Guray plaza  ee magaalada buuhoodle kadhacday xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay  xafladan ayaa lagu maamuusayey sanad guuradii koowaad ee maamul gobaleedka khaatumo state

waxaana goob joog kahaa madaxweynaha maamulka khaatumo maxamed yuusuf jaamac (indho sheel) agaasimaha wasaarada arimaha gudaha Maxamuud shiikh Cumar  qaar kamida golaha sare ee maamul gobaleedka khaatumo oo ay kamid ahaayeen Garaad jaamac garaad Ismaaciil Ducaale oo isagu kasoo kicitimay dhanaca magaalada dandan si uu ugaqayb qaato xaflada sanad guurada 1aad ee maamulka suuban ee khaatumo

Gagaraad C/ laahi Garaad Soofe,  Garaad saleebaan Buraale, Iyo suldaan siciid Cismaan Cali Iyo Waliba Isimo Kale oo aan halkan lagu soo koobi karayn

sidoo kale waxaa madasha goob joog ka ahaa dr.xabeeb oo ah dhakhtar ku takhakhusay xanuunka dadka dhimrka ,   qaar kamida ururada haweenka culimo awdiin iyo martisharaf kale

waxaana dhamaan dadkaasi wajiyadooda kamuu qanaysay farxad aan lasoo koobi karin waxayna siweyn usoo dhaweeyeen sanad guurada 1aad ee maamulka khaatumo

madaxweynaha maamulka khaatumo oo goobta kahadlay ayaa waxa uu umada reer khaatumo meelkasta oo ay joogaan udaray hanbalyo

isaga ugu baaqay inay marwalba garab taagnaadaan maamulkooda

halkan hoose  kadaawao sawirada 

MAHAD GAAR AH SAWIR QAADAYAASHA

By C/casiis Aadan Jaamac

iyo Maxamed Cali bile

 

DSC00432

 

DSC00446

 

 

DSC00421

 

 

DSC00445

DSC00498

DSC00477

 

DSC00471

 

DSC00497

 

 

DSC00498

DSC00463

 

 

 

 


Khaatumo News Online Kala soco wararkii ugu Dambeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - info@khaatumonews.com Ama Khaatumo.net@gmail.com

FIKIRKAAGA KA DHIIBO HALKAN HOOSE(0)




keids Ka faa’iideeyso Shan Macluumaad oo laga yaabo inay kadis kugu noqdaan muhiimna ah!!
- Jun 17, 2013
Aqriso Macluumaadkan ka kooban Shan qodob oo ah kuwo kaa yaabin kara kadisna kugu ...
v2 Deg Deg : Madaxtooyada Soomaaliya Oo Hoobiyeyaal Lagu Garaacay
- Jun 17, 2013
Xarunta madaxtooyada Soomaliya ee Villa Somalia ayaa xalay la maqlayay hoobiyayaal lala beegsaday madaafiic ...
wasiir-beenaale DAAWO: Wasiir Beenaale oo Lagu yidhi Iscasil iyo Cagan Ka Hadal Bilaabmay Aqalka Wakiilada Maamulka Siil-aanyo
- Jun 17, 2013
Waxaa Gacan Qaad uu Ka dhici Gaadhay Aqalka waxa Loogu Yeedhay Wakiilada Maamulka Somaliland ...
145 Daawo Sawiro Ururka Kaydo Iyo Adacwa Oo Isku Bahaystay Wax Barida Dhalinyarada Khaatumo Nairobi
- Jun 17, 2013
Waxaa  manta ka dhacay Hollka shirarka ee dhismaha weyn ee Madino Mall, ee bartamaha ...
gt Daawo Muqaal+Gabar Soomaaliyeed Oo Maxkamad Ku Taala Ingriiska Ku Xukunay 250 Saacadood Oo Iskaa Wax U Qabso Ah
- Jun 17, 2013
Gabar Soomaaliyeed oo ku nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa la sheegay in maxkamad ku ...
yusuf-Garaad-150x150 Yusuf Garaad ” Eedeynta Loo Jeedinayo Siyaasiyiinta Daarood Xal Uma Ahan Arrinta Jubaland ”
- Jun 17, 2013
Siyaasiga Yusuf Garaad Cumar oo baryihii danbe ku howlanaa inuu qoraalo kusoo gudbiyo fikirkiisa ...
cxg Nairobi:Xildhibaano kamida baarlamaanka somaliya oo xalay lagu weeraray hotel kuyaala Nairobi
- Jun 17, 2013
Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa sheegaya in xaley kooxo hubeysan ...
A little boy is carried away following h Daawo sawirada: Dhacdo naxdin leh Dhaqtar canug yar ka jaray Xubintii taranka iyo dhaqtarkii oo Xidhan.
- Jun 16, 2013
Warbaahinta dalka Pakistan ayaa daabacday warar sheegaya in Dhakhtar loogu tala galay inuu gudo ...
images (2) Magacyada dadkii ku dhintay Bada isku xerta liibiya iyo talyaaniga (Aqriso magacyada oo dhan iyo halka ay kala yimiden)
- Jun 16, 2013
Waxaan idiin soo gudbineynaa Magacyadda Soomaalida ku geeriyootay Doomihii Khamiistii ka baxay Xeebaha Libya ...
images Sababta ka dambeysay xasuuqii uu geystay ninkii soomaaliga ahaa sedexda qof ku dilay mareykanka
- Jun 16, 2013
Soomaalida ku nool magaaladii uu ka dhacay falkii uu ninka Soomaaliga ah uu ku ...
Plugin from the creators of iPad :: More at Plulz Wordpress Plugins