DHAGAYSO:-Prof. Cali Khaliif Galaydh Oo Waraysi siiyay VOA ayaa ka hadlay Arimo Badan oo khuseeya Maamulka khaatumo

Prof. Galaydh oo Uwaramayay Idaacada VOA ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Maamulka Khaatumo iyo xiriirka Somalia iyo dalalka dibadda.

Ra’iisal wasarahii hore Ee soomaaliya Dr cali Khalif galaydh Ahna Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Soomaaliya Ayaa Siweyn uga had lay xadaha Xiligani Soomaaliya.

Cali khaliif ayaa kawaramay deeganada Khaatumo state Of soomaaliya isagoona Sheegay Inuu Khaatumo tahay Maamul ka tirsan Soomaliya Ayna Xush Mad Ku leeyahiin Dowlada soomaaliya.

Mudane Cali Khalif Ayaa Sheegay inay Xiligani soomaaliya haysato Fursado aad U wanagsan Ayna nabad Ku heli karto hadii Bulshada isku tanasulaan.

Halkan riix oo dhagayso Waraysiga Cali Khaliif

 


Khaatumo News Online Kala soco wararkii ugu Dambeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - info@khaatumonews.com Ama Khaatumo.net@gmail.com

FIKIRKAAGA KA DHIIBO HALKAN HOOSE(0)




qarax Daawo Sawiradii Naxdinta Lahaa Ee Qaraxii Maanta Xarunta UNDP Ee Muqdisho
- Jun 19, 2013
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo amniga Qaranka Soomaaliya C/Kariin Xuseen Guuleed oo goordhaw Shir Jaraa’id ...
index war Deg Dega:madaxwaynaha maamulka khaatumo oo kusoo wajahan Magalada Nairobi ee dalka kenya
- Jun 19, 2013
Qaybaha bulshada ee kala duwan ee reer Khaatumo State ayaa ka wada diyaar garoow baladhan magalda Nairobi ...
aqw War Dag Dag Ah: Mas uuliyiinta Maamulka Khaatumo Oo Ku Soo Fooleh Magaalada Nairobi
- Jun 19, 2013
Waxaa magaalada nairobi ka socda qaban qaabada madaxda khaatumo oo ka soo kicitinta magaalada ...
index Gunmen attack UN site in Mogadishu
- Jun 19, 2013
Gunmen have attacked an office of the United Nations Development Programme (UNDP) in the Somali capital, Mogadishu, ...
ytjhtyhhg Daawo Muqaal Naxdin Badan Oo Laga Sameeyay Somalida South Africa
- Jun 19, 2013
Muqaalkan ayaa ah mid markii aad daawato dhamaan xaadaadu is taagayso  waxaan sameeyay dhalinyaro ...
qwr Daawo Muqaal Faysal Cali waraabe Oo Walidiisii Siilaba Jibaarmatay Iyo Dulaankii Uu Ku Qaaday Xasan Culusow
- Jun 19, 2013
Gudoomiye ku sheegay  ucid  faysala  cali waraabe oo baryihii u danbeeyay warbaahinta hor fadhiayay ...
ytyytyty Daawo Ceeb La Soo Daristay Dalka Turkiga Kadib Markii Gabar Yar Oo 9 Sano Jirta Ay Ku Soo Gayshay Baasabor Falsa Ah
- Jun 19, 2013
Fadeexad iyo ceeb baaxad weyn ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday waaxda socdaalka ...
images Dhagayso Xaalada Magaalada Kismaayo Iyo Dhaawacii Col Yaasiin Raader
- Jun 19, 2013
Waxaad nala dhagaysataan    xaalada  guud ee magaalada  kismaayo oo  baryihii u danbeeyya ka ...
06052013153610 War Dag Dag Ah:Gabar Uu Adeer U Yahay Abwaan Hadraawi Oo Lagu Dilay Magalada Hargeeysa????
- Jun 19, 2013
Wararka naga soo garaya hargaysa  ayaa shegaya in la dilay Gabar uu adeer uyahay ...
206845_281646148648227_1352292910_n War Deg Deg Ah: Caqil Rer Khaatumo Ah Oo Maamulka Somaliland Ku Xidhay Magaalada Laascaanood
- Jun 18, 2013
Wararka aanu ka helayno magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in Maanta mar kale xabsiga la ...
Plugin from the creators of iPad :: More at Plulz Wordpress Plugins