DHAGAYSO:-Ra’isul Wasaare Dr Saacid Faarax Maxaa Uu kadhahay Dagaalada Khaatumo iyo Maleeshiyaadka Somaliland

Ra’isul Wasaraaha dowlada Soomaaliya Dr Saacid Faarax Garaad ayaa si kulul kaga hadlay Dagaladii Dhawaan ku dhexmaray Degmada Xudun Ciidamada maamulka Khaatumo iyo Maleeshiyaadka SNM ee deegaanada maamulka khaatumo Weerarka Qaawan kusooqday.

Ra’isul Wasaaraha ayaa maamulka Beesha isaaq ugu Baaqay inay Joojiyaan Weerarka Gardarada Ah ee ku hayaan Dadka iyo Dalka maamulka Khaatumo,Waxaana Uu intaasi raaciyay in laabada Maamul Ee halkaasi kudagaalamay Ay joojiyaan Xabada.

“Dagaalada aan kala joogsiga lahayn sanadihii lasoo dhaafay ee lagu hayo dhulka Khaatumo State Waa inay maamulka Somaliland ay sidag Dag ah u joojiyaan Ayuu yiri”.

Xiligan Raysal Wasaaruhu Uu kahadalay Xaalada Deegaanada Maamulka Khaatumo ayaa Waxaa ay ku soo adaysaa xili uu dagaal Kharaar Uu kadhacay Degmada Xudun Ee gobolka Sool Oo kamid ah Dhulka Khaatumo,Dagaalkaas Oo u dhaxeeya Maleeshiyada Somaliland iyo maamulka Khaatumo

Halkaa Riix oo dhagayso hadalka raysal wasaaraha


Khaatumo News Online Kala soco wararkii ugu Dambeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - info@khaatumonews.com Ama Khaatumo.net@gmail.com

FIKIRKAAGA KA DHIIBO HALKAN HOOSE(0)




wafti-wasiirka-dib-udajinta Xog Culus Xaglo Toosiye Oo Hargaysa Hayn Wayday Kuna Soo Wajahan Gawoore ???
- May 25, 2013
Horgalada   u adeega maleeshiyaadka  SNM-ta ayaa  in dhawaydba xaaladooda iska liidatay  iyagoo ...
breaking-news-lloyd-irvin-keenan-jordon-atos War Dag Dag Ah Ciidamada Raaskanbooni Oo Heegan Culus La Galiyay Iyo Xiisada Magaalada kismaayo Oo Kacsan
- May 25, 2013
Wararka aan hada ka helayno magaalada kismaayo ayaa sheegay in gabi ahaanba ay ciidamada ...
General-Fartaag Dhagayso_ Gen Fartaag Oo Si Wanaagsan Uga Hadlay Go’aankii IGAD Ay Ku Diiday Axmed Madoobe
- May 25, 2013
  Sida aad ka warhaysaan qoraalkii ka soo baxay IGAD qoraal dhaawac wayan u gaystay ...
caaf Daawo Barnaamijka Caafimaadka Iyo Khaatumo News
- May 25, 2013
WAXAAD DAAWATAA BARNAAMIJ GAAR AH OO AY QABTEEN TV SOMASAT KAASOO KA HADLAYA CAAFIMAADKA HALKAN ...
bare-hiiraale-iyo-Axmed-Madoobe Ahmed Madoowe Iyo Bare Hiiraale Oo Isku Hanjabay Dhanka Taleefoonka
- May 25, 2013
Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) iyo Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo labada ...
nm Daawo Muqaal Ila Qosal Ah Adigaa Yaabi Doonee
- May 25, 2013
Waxaad   nala daawataa muuqaalka  yar   oo  ka ayaabin doono   kaasoo ah mid  ila  qosal ...
index Waalidii faysal Cali Waraabe Waxaa Uu Ku darsaday In uu Diinta Ka Baxo (Akhri)
- May 25, 2013
Faysal cali  waraabe Oo  wareysi siiyay idaacad afka Soomaaliga wax ku baahisa oo ku ...
images Soomaaliya Oo Dib Ugu laabanaysa 1991 Dagaaladii Sokeeye
- May 25, 2013
Dalka soomaaliya waxaa raagsaday colaado sokeeye kuwaaso oo taagnaa mudo 21 sano ah waxaan ...
IMG_4100 Wasiir Yaasiin Axmed Sulub Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Caawa Soo Gaadhey Magaalada Buuhoodle + Diyaar Garow Imtixaan Dugsiyeedkii Maamulka Khaatumo State Oo Bari Loo Fadhiisanayo.(Sawiro+Warbixin)
- May 24, 2013
Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia ...
DARYEE War Deg Deg Ah : Maleeshiyada Ina Cambaashe Oo Xidh Xidhay Hooyoyinkii Laascaanood iyo Ragii Qabay Oo Lagalabaxay Dumarkoodii Iyaago Lajooga
- May 24, 2013
Waxaa saaka Aroortii Hore Gudaha Magaalada Laascaanood,Laqaga qababtay Ururka Haweenka Daryeel Gaar ahaan Hooyooyinka ...
Plugin from the creators of iPad :: More at Plulz Wordpress Plugins