Dhagayso;-Afhayeenkii Hore Ee SSC Taageero Hambayo U Diray Wasiirka Warfaafinta Maamulka Gal Mudug Daahir Cabdula Calasow Iyo Madaxweynaha Tima Kala Jeex>>>>

Tanyo wixii kadembeey Xiligii lasoo dhisay Golaha Wasiirada Xukumada cusub Ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee galmudug ayaa waxaa iska sodabadhacay Hambalayada iyo Tahniyahada Loodiray xubnaha golaha Wasiirada Cusub ee uu soo magcabay  Madax Wayne  Galmudug Maxamuud Cabdi Cilmi (Timakalajeex}

Hadaba Waxaa Maanta Magalada Nairobi Shir jaraa,id ku qabtay Afayeenkii hore ee SSC Axmed Gacma yare,Waxaana uu si buuxda u taageeray Golaha Wasiirada Cusub Waxaana uu sheegay inay yihin kuwo xilkii Loomagcaabay kasoobaxikira.

sidoo kale waxaa uu Afayeenku Sigaara ugu Hambalyey Wasiirka Cusub ahna Saxaafi Qaran Abwaan Daahir Cabdule Calasow  waxaan  uu sheegay  afhayeenkii hore  ssc  taariikhda meesha  uu kaga jiirio daahir  iyo  sida   loogu  baahna  in loo magacaabo  xilkaasi waxan uu sheegay  in uu yahay  nin dhex dhexdhexaad ah  intii uu Warbaahinta uu kusoo jiray Runta kasheega

 

Halkan Ka dhagayso Hadalka Afayeenka

www.khaatumonews.com@gmail.com


Khaatumo News Online Kala soco wararkii ugu Dambeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - info@khaatumonews.com Ama Khaatumo.net@gmail.com

FIKIRKAAGA KA DHIIBO HALKAN HOOSE(0)




206845_281646148648227_1352292910_n War Deg Deg Ah: Caqil Rer Khaatumo Ah Oo Maamulka Somaliland Ku Xidhay Magaalada Laascaanood
- Jun 18, 2013
Wararka aanu ka helayno magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in Maanta mar kale xabsiga la ...
Warbixin:ku saabsan dhimasho iyo dhaawaca dagaal markale ka qarxay xerada qaxoontiga ee kaakuma
- Jun 18, 2013
8 ruux ayaa ku dhintay tiro kalena wayku dhaawacantay dagaal ka socday xalay ilaa ...
images (4) Barnaamij kusaabsan iibka Seylada Xoolaha Degmada Widhwidh iyo Inta Uu Marayo Kala iibsiga Xoolaha Nool by Abdi Ciro
- Jun 18, 2013
maraan  saaka  booqanay  seylada xoolaha  e degmada  widhwidh ayaan idikasoodiyaarinay halka uumarayo kal iibsiga ...
dhadhaab-500x333(1) Qorshe ay Kenya ku doonayso inay dib ugu soo celiso Qaxootiga Soomaaliya oo meel wanaaagsan maraya.
- Jun 18, 2013
Dowlada dalka Kenya ayaa ka dalbatay wadamada Asia in ay gacan ka gaystaan sidii qaxootiga ...
DAANYEER Daawo Muqaalka”weligaa ma aragtay daanyeer wax iibsanaayo hadana baaqiga aan ka tageeynin YAABKA ADUUNKA
- Jun 18, 2013
https://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=AZ2YAFBOJzo
stock-footage-murderer-holding-a-bloody-knife-with-blood-dripping War Deg Deg Ah:Nin Soomaali ah oo 4 qofood oo ku jiro Booliis Ingiriis ah ku mindiyeeyey masaajid ku yaal Birmingham l!!
- Jun 18, 2013
Nin Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay inuu 4 qofood oo uu ku jiro ...
bn (Daawo Sawiro: Kulan looga hadlayay Amniga iyo waxbarashada oo maanta ka dhacay degmada Kaaraan
- Jun 18, 2013
Kulan looga hadlayay amniga iyo waxbarashada ayaa maanta ka dhacay degmada Kaaraan, kaasoo ay ...
drone-11 Kenya oo Al-Shabaab u keensanaysa Diyaaradaha Wax basaas iyo Dagaal Nooc cusub oo ay qorshaysteen.
- Jun 18, 2013
Dowlada wadanka Kenya ayaa u diyaar garoobaysa sidii ay u adeegsan laheyd diyaaradaha dagaalka aan duuliyaha laheyn ...
DSC014141(1) Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta furay shirka heer qaran ee dib-u soo noolaynta waxbarashada Soomaaliya
- Jun 18, 2013
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ...
1011897_596422753724298_234428687_n Isku aadka koobka gobolada soomaalida Switzerland oo la sameeyay
- Jun 18, 2013
Gudiga Qaban qaabada Koobka Xagaaga ee Soomaalida Switzerland ee Magaalada Basel ayaa maanta shaaciyay waqtiga kama ...
Plugin from the creators of iPad :: More at Plulz Wordpress Plugins