Raali gelin buuxda oo ku socota Ganacsade Maxamuud Xaaji Xasan Cali Askar. Anagoo ka kooban guud ahaan warbaahinta deegaanada Khaatumo State. Ururka midowga Saxafiyiinta Khaatumo ee KHAJA. Hawlwadeenada iyo Mas;uuliyiinta mareegaha .

Waxaan halkan ku cadeynaynaa in Maxamuud Xaaji Xasan Cali Askar oo hore warar ku saabsan oo khalad ahaa ay ugu baxeen warbaahinta qaarkood, ay guud ahaan yihiin kuwa aan sal iyo raad lahayn isla markaana waraahinta si khalad ah oo aan waafaqsanayn sharciga iyo qaanuunka warbaahinta loogu soo gudiyey.
Ka dib markii aan si lixaadleh u Baadhnay eedeymihii hore ee been abuurka ahaa, ka dib markii aan kulan ka fool ka fool ah la yeelanay  Maxamuud laftiisa, waxaa noo cadaatay in ninkaasi uusan wax lug ah ku lahayn arinta lagu eedeeyey ee Xudun, isla markaana uusan weligii gelin arimo siyaasadeed heerkasta ha ahaadeene.
waxaa sidoo kale xusid mudan inuu yahay nin ganacsade Soomaaliyeed ah oo arimaha dhexmaray asaga iyo Mulkiilaha shirkada Dahabshiil ay ahaayeen arimo ganacsi oo ku saabsan dhanka telefoonada gaar ahaan {Air time} ka oo shirkad uu lee yahay Maxamuud ay kala shaqayso guud ahaan isgaadhsiinta Soomaaliyeed, sida GOLIS, HORMUUD, TELESOM, SOMTEL IYO NATION LINK.
Sawirka shabakaduhu heleen ee loo adeegsaday dhanka guracn ayaa aha sanadii 2010 kii markaas oo ay ka wada xaajoodeen labada Ganacsade arimo ku saabsan ganacsi dhanka Isgaadhsiinta ah, Waxaana Baadhitaan ak dib aan ogaanay in sawirkaasi uu wakhtigaas ahaa.
Sidoo kale Maxamuud maaha nin loo adeegsan karo arimahaas hore waraahintu u sheegatay, anagoo aad uga xun sida arimahaasi u faafeen, waxaanu markale raali gelin buuxda siinaynaa ganacsadaha Soomaaliyeed  ee lagu.
Waxaan sidoo kale raali gelinaynaa guud ahaan shacabka iyo macaamiisha Shaakadaha  ee horay u arkay warkaas, anagoo hada ka dib ka feejignaan doona arimaha noocaas ah inaan lagu deg degin oo qof ruux kale xumeynayaa uusan warbaahinta u adeegsan danahiisa  guracan.
Mahadsanidiin.

Khaatumo News Online Kala soco wararkii ugu Dambeeyey

Nagala Xidhiidh E-mail ka waa - info@khaatumonews.com Ama Khaatumo.net@gmail.com

FIKIRKAAGA KA DHIIBO HALKAN HOOSE(0)




GetAttachment Sheeko cajiib ah: Milyan Dollar baa lagu xaraashayaa 7 Buug oo Madaxweyne leeyahay!! Waa kee?
- Jun 19, 2013
Xarun Iibinta Xaraashka ah ka shaqaysa oo New York ku taala ayaa soo bandhigtay ...
un-logo(2) wadamo ay Soomaaliya ka mid oo qaxootiga fraha badan uu sababay dagaalada ka socda.
- Jun 19, 2013
War bixintaani oo manta shaca ay qaaday hay,ada Qm ugu qaabilsan arimaha qaxootiga ayaa Somalia waxa ...
qarax Daawo Sawiradii Naxdinta Lahaa Ee Qaraxii Maanta Xarunta UNDP Ee Muqdisho
- Jun 19, 2013
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo amniga Qaranka Soomaaliya C/Kariin Xuseen Guuleed oo goordhaw Shir Jaraa’id ...
index war Deg Dega:madaxwaynaha maamulka khaatumo oo kusoo wajahan Magalada Nairobi ee dalka kenya
- Jun 19, 2013
Qaybaha bulshada ee kala duwan ee reer Khaatumo State ayaa ka wada diyaar garoow baladhan magalda Nairobi ...
aqw War Dag Dag Ah: Mas uuliyiinta Maamulka Khaatumo Oo Ku Soo Fooleh Magaalada Nairobi
- Jun 19, 2013
Waxaa magaalada nairobi ka socda qaban qaabada madaxda khaatumo oo ka soo kicitinta magaalada ...
index Gunmen attack UN site in Mogadishu
- Jun 19, 2013
Gunmen have attacked an office of the United Nations Development Programme (UNDP) in the Somali capital, Mogadishu, ...
ytjhtyhhg Daawo Muqaal Naxdin Badan Oo Laga Sameeyay Somalida South Africa
- Jun 19, 2013
Muqaalkan ayaa ah mid markii aad daawato dhamaan xaadaadu is taagayso  waxaan sameeyay dhalinyaro ...
qwr Daawo Muqaal Faysal Cali waraabe Oo Walidiisii Siilaba Jibaarmatay Iyo Dulaankii Uu Ku Qaaday Xasan Culusow
- Jun 19, 2013
Gudoomiye ku sheegay  ucid  faysala  cali waraabe oo baryihii u danbeeyay warbaahinta hor fadhiayay ...
ytyytyty Daawo Ceeb La Soo Daristay Dalka Turkiga Kadib Markii Gabar Yar Oo 9 Sano Jirta Ay Ku Soo Gayshay Baasabor Falsa Ah
- Jun 19, 2013
Fadeexad iyo ceeb baaxad weyn ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday waaxda socdaalka ...
images Dhagayso Xaalada Magaalada Kismaayo Iyo Dhaawacii Col Yaasiin Raader
- Jun 19, 2013
Waxaad nala dhagaysataan    xaalada  guud ee magaalada  kismaayo oo  baryihii u danbeeyya ka ...
Plugin from the creators of iPad :: More at Plulz Wordpress Plugins